
Soomaaliya: Xildhibaan ku baaqay Kacdoon Shacab oo looga soo horjeedo dowladda
Maxamed Cali Cumar “Cananuug” oo ka mid ah Baarlamanka Soomaaliya ayaa dhaliil xoogan u Jedaiyaay nidaamka Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud uu wax ku maamulayo, isagoo baaq dheerna u diray Shacabka, gaar ahaan dhalinyaradda. “Dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa laga rabaa inay ku deysadaan kuwa Kenya oo ku qasbay xukuummadii dalkaas in la rido,” ayuu yiri Xildhibaan Caananuug….