MADAXWEYNE CIRO OO KULAN LA QAATAY JAMES SWAN

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan saacado qaatay Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Ku-simaha Ergayga Xoghaya Qaramadda Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo booqasho ku tegay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Swan ayaa hoosta ka xariiqay in hay’addaha Qaramadda Midoobay ay diyaar u yihiin in ay sii wadaan shaqadda muhiimka ee ay QM…

Read More

MADAXWEYNE CIRO OO SOO DHOWEEYAY BAAQII NABADEED EE SICIID DENI

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa soo dhoweeyay baaqii nabadeed ee dhowaan uu soo jeediyay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, taas oo ka tarjumaysa rabitaanka labada dhinac in si nabad ah loo xalliyo colaadda ka taagan magaalada Ceerigaabo, gobolka Sanaag. Baaqa Deni ayaa ku saabsan xal ka gaarista colaadda ka taagan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, taasi…

Read More

Golaha Wasiirada Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay colaad ka hurinayso Gobolka Gedo

Shirka khamiislaha ee Golaha Wasiirada Jubbaland uu shir Gudoomiyay Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa inta badan waxaa laga soo saaray qodobo eedeymo kulul loogu jeediyay Dowladda federaalka kadib dagaalkii ka dhacay Baardheere iyo Colaad ay hadda ku eedeeyeen Dowladda inay ka hurinayso meelo kamid ah Gedo. Kulanka golaha ayaa lagu cambaareeyay faragalin ay…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay diyaar u tahay la wareegidda mas’uuliyadda Ciidanka DANAB

Ayadoo dhowaan ay soo baxayeen warar sheegaya in Mareykanku uu hoosu dhigayo joojitaankiisa Soomaaliya, islamarkaana maamulka Trump uu xaqiijiyey inuu xirayo hay’adda USAID ayay dowladda Soomaaliya shaacisay inay la wareegayso kaalin walba oo uu Mareykanka banneeyo. Danjiraha Soomaaliya ee dalka Mareykanka Daahir Carab oo warbahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay Mareykanka ka…

Read More

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Safiirka Indonesia

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sarreeye guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya Dr. Maxamad Hery Saripudin. Kulanka Taliyaha iyo Danjiraha ayaa looga hadlay sidii loo ambaqaadi lahaa iskaashiga dhinaca amaanka ee labada dal gaar ahaan horumarinta Boliiska oo qeyb ka ahaa wadahadaladii u dambeeyey ee lagu xoojinayey xiriirka Soomaaliya…

Read More

Madaxweyne Xasan Shiikh oo saxiixay xeerka shaqaalaha dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Xeerka Shaqada Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaasoo horey ay usoo ansixiyeen labada Golle ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Xeerkani wuxuu muhiim u yahay in la xaqiijiyo xuquuqda shaqaalaha iyo in loo abuuro jawi shaqo oo cadaalad ah,…

Read More