Al-Shabaabkii ugu badnaa oo soo buux dhaafiyay Shabellada Dhexe

Wararka ayaa sheegaya in al-Shabaabkii ugu badnaa ay soo buux dhaafiyeen aagga degmada Mahadaay ee gobolka Shabellada Dhexe ee Dowlad Goboleedka HirShabelle, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Dagaalamayaasha al-Shabaab ee gaaray halkaasi ayaa lasoo wariyay inay kasoo firaxadeen dagaalka ka socdeen gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in…

Read More

Saraakiil ka kala tirsan kuwa Xooga Dalka iyo Nabad Ilaalina Midowga Africa oo Hiiran ku kulmay

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullahi Cumar, ayaa xerada Dab iyo Dhagax ee qeybta 27-aad oo ku taalla magaalada Buuloburde kulan kula qaatay Taliyaha qeybta 4-aad ee howlgalka xasilinta iyo tageerada midowga Afrika (AUSSOM Col. Saciid Waaberi oo ay weheliyaan Taliyaha Guutada 11-aad ee Ciidamada Jabuuti Col. Maxamed Axmed Yuusuf iyo saraakiil…

Read More

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada

Ka dib munaasabad manta ka dhacday aqalka madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeede ee Magaalada Beeydhaba, Madaxweynaha Dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdıcasııs Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay diyaarisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed. Hindise Sharciyeedkan ayaa ah Xoojinta Iskaashi ku Salaysan Ilaalinta Gargaarka iyo Isla…

Read More

Madaxweyne Xassan Sheekh oo dhaawacyada macawisleyda iyo xooga dalka Isbitaalada Muqdisho ku booqday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Xassan Sheekh Maxamuud ayaa booqday  dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa halyeeyada xaq u dirirka ah ee Macawisleey ee ku jira Isbitaalka Xoogga dalka iyo qaar kamid ah Isbitaallada gaarka loo leeyahay si uu ula socdo xaaladooda caafimaad. Madaxweynaha ayaa mid mid u dul istaagay dhaawacyada Ciidamada oo xaaladdooda…

Read More

Deni oo booqday oo Isbitaalka Boosaaso ku Askar dagaalka Daacish ku dhaawacmay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee kusoo dhaawacmay hawlgalka Argagixisada looga sifeynayo buuralayda, Calmiskaad ee Gobolka Bari. Madaxweynaha ayaa garab istaag u muujiyay Ciidamada wuxuuna warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Caafimaadka iyo guddiga taakulaynta Ciidamada, wuxuuna faray in la dardargeliyo daaweyntooda si dhameystiran dalka iyo Hadii…

Read More

Adan Madoobe oo la kulmay guddiyada joogtada ah ee Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa. Kulanka oo looga hadlayay furitaanka kalfadhiga 6-aad ee Golaha Shacabka ayaa…

Read More

Golaha Wasiirrada oo ansixiyeen heshiisyo ay wada galeen Soomaaliya iyo Azerbaijan 

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu ansixiyey laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan, kuwaas oo ku saabsan dhinacyada Waxbarashada, Tababarrada iyo Tamarta. Heshiisyada is-afgarad ee ay wada gaareen Soomaaliya iyo Aserbajaan, ayaa wax weyn ka tari doonaa horumarinta dhinacyada Waxbarashada, Tamarta iyo tayeynta xirfadaha. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda…

Read More