Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Xerada Ciidanka ee balli-doogle
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Odawa Yusuf Rage, ayaa gaaray xerada Ciidanka Balidoogle ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo uu tababar ugu soo xiray dufcaddii 11-aad ee kumaandooska Danab. Dufcadan ayaa tababarkooda ku qaatay Dugsiga Tababarka Gaashaanle Xasan Tuure, waxaana qeyb ka noqanayaan guutooyinka sida gaarka ah u carbisan ee Danab. Taliye Odawaa Intii…