Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobay oo Muqdisho ku kulmay
Ka dib booqasho uu Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ku tagay guriga Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xussen Rooble manta 1 Febraayo 2025, labada mas’uul ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay guriga Raysal wasaaraha. Labada mas’uul ayaa salaan kadib iska xog-wareystay marxaladda guud ee dalka iyo arrimaha muhiimka u ah horumarka dalka, gaar…