
Soomaaliya oo ciidamada Itoobiya ku eedeysay xadgudub ay kula kaceen ciidmadeeda
Ka dib weerarki saakay ee ciidamada Itoobiya ku qaadeen kuwa dowlada federaalka ah ee Soomaaliya eek u sugnaa degmada dooloow ee Gobolka Gedo, Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysay falka xadgudubka ah ee maanta ay Ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow ee Soomaaliya. Saaka abaare 10:00AM, ayaa Ciidamada Dowladda Itoobiya weerar lama…