Somalia’s president in southern town of Adale for intensifying fight against al-Shabab

Hassan Sheikh Mohamud, The President of the Federal Republic of Somalia met with elders, community leaders, commanders of local armed vigilantes knowns as “Ma’awisley”, federal government military forces and politicians from the region during his visit to Cadale District. They discussed best ways of speeding up the ongoing fight against Al-Shabaab fighters, they agreed to…

Read More

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda oo kullan la qaatay Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda, Mudane Mustaf Dhuxuloow ayaa la qaatay kulan Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada ee, Criminal Investigation Department of [CID], Gaashaanle Sare, Muxudiin Axmed Cusmaan. Kulanka ayeey diirada ku saareen arima la xiriira horumarinta barista dambiyada socdaalka. Kulanka oo ka dhacay Xarunta Baarista Dambiyada (CID) ayaa looga wada hadlay xoojinta wada-shaqeynta…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo degmada Cadale ka wada dardargelinta dagaalka ka dhanka ah al-Shabab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa degmo xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe ee Dowlad Goboleedka HirShabeele kula kulmay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka, waxgaradka, hoggaanka Macawisleyda iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaannada gobolka. Intii uu kulanku socday, Madaxweynaha iyo madaxda uu la kulmay ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay dardargelinta dagaalka…

Read More

Mas’uuliyiin ka tiran safaaradda Soomaaliya ee Roma oo ka qeybgalay xaflad ay ku qalin jabiyeen arday wax ku baratay dalka Talyaaniga

Mas’uuliyiin ka mid ah safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga ayaa ka qeybgalay xaflad ay ku qalin jabiyeen arday Soomaaliyeed oo wax ka bartay Jaamacada Sapienza Università ee Magalada Roma. Xaflada waxaa ka kheygalay Diblumaasiyiin sare oo ka hawlgala Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Roma, mas’uuliyiinta ka qeybgashay ayaa kala ahaa safiir ku xigeenka…

Read More

SOMALIA: WASIIRKA CUSUB EE WASAARADA GAADIIDKA OO XILKA LA WAREEGAY

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirkii hore Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal iyo Wasiirka cusub Mudane Maxamed Faarax Nuux. Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa u mahadceliyey Wasiirkii hore Fardowsa Cismaan Cigaal oo shaqo baaxad…

Read More

Raysal Wasaare Xamse oo maanta daahfuray qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029

Raysal Wasaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa daahfuray qorshaha isbeddelka Qaranka (National Tranformation Plan 2025-2029). Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada uu ku saleysan yahay hanaan lagu horumarinayo kaabayaasha kala duwan ee dalku leeyahay, islamarkaana lagu tayeynayo hey’adaha kala duwan ee dowladda. Qorshahan isbedelka Qaranka oo qoraalkiisu soo…

Read More

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo hoygiisa ku qaabilay xubno ka tirsan Golaha Warbaahinta

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobolleedka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa caawa hoygiisa ku qaabilay xubno ka tirsan Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed. Xubnahan gudomiyaha Baarlamaanka Galmudug uu martiqaadka u sameeyay ayaa kala ah Madaxa Tababarrada Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed Hinda Jaamac iyo Lataliyaha sare ee Golaha Abdiqani Cabdullaahi, kuwaas oo howlo shaqo maalmahan u joogay magaalada Dhuusamareeb. Dr…

Read More

Somaliland oo Sheegtay in Xidhiidhka Kala Dhexeeya Taiwan uusan Waxyeello Ku Ahayn Qaranimada Shiinaha

Somaliland ayaa sheegtay in xidhiidhka ay la leedahay Taiwan uusan dhibaato ku ahayn dalka Shiinaha, kadib markii Beijing ay walaac ka muujisay xidhiidhka sii xoogaysanaya ee labada dhinac. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo waraysi siiyay BBC Somali, ayaa tilmaamay in xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan uu yahay mid iskaashi oo ku salaysan…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo isku shaandheen ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka mid ah Golahihiisa Wasiirada, iyadoo xubno cusub ku soo daray, waxaana Xukuumadda laga saaray laba wasiir oo muddo kamid ahaa Xukuumadda Dan Qaran. Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Maxamed Barre Maxamuud, iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Fardowsa Osman Cigaal, ayaa…

Read More

Madaxweeyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay hogaanka ciidanka cirka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hogaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah AS, gaar ahaan howlgallada cirka ee ciidamadu ay ka fuliyeen goobaha ay ku suganyihiin ee gobolada dalka. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey saraakiisha Ciidamada Cirka dadaalkooda joogtada ah, gaar ahaan xoojinta weerarada…

Read More