Guddoomiyaha SODMA oo shir ka furay Nairobi

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka daah-furay shirka yareynta khatarta abaarta ku dhufatay Soomaaliya. Shirkan oo loogu gogol xaarayo yagleelidda qorshe lagu yareeynayo khatarta abaarta ee haatan ka jirta Soomaaliya, isla markaana socon doono muddo 5 cisho ah oo ay wadajir u soo qaban qaabiyeen…

Read More

Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka oo Howlgal Culus ka Fuliyay Jilib

Howlgal aad loo qorsheeyay oo ay sameeyeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ayaa lagu bartimaameedsaday xarumo muhiim ah oo Khawaarijta ay ku lahaayeen magaalada Jilib ee xarunta gobalka Jubbada Dhexe, kuwaas oo kala ah, xarunta degmada, xarunta waxa ay ugu yeeraan jabhadaha, labo xarun oo ay ku samayn jireen tababarada iyo qaraxyada iyo labo guri…

Read More

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo shir deg deg ah ka yeeshay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle. Ugu horeyn Wasaaradda aniga ayaa laga dhageystay warbixin ku aaddan halka uu marayo howlgalka dabar-goynta Khawaarijta waxana ay xuseen in guluf xooggan uu weli ka socdo Hirshabeelle kaas oo lagu naafeeyay…

Read More

Soomaaliya: Dowlada oo ugu baaqday shacabka inay ka fogaadaan goobaha shabaabka ay xukumaan

Dowladda Federaalka ayaa shacabka Soomaaliyees ugu baaqday in ay ka fogaadaan goobaha fara ku tiriska ah ee ay ku harsan  yihiin Khawaarijta Al-shabaab, kuwaas oo ku soo koobmay in ay shacabka shibaateeyaan. Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda Soomaaliya Daa’uud Aweys  ayaa sheegay in any Dowlasdu kordhisay duqeymaha cirka ee ay ka fulineyso goobaha ay joogaan…

Read More

Somaliland iyo Ingiriiska oo ka Wada Hadlay Xoojinta Amniga Badda iyo Tababarada Ciidamada

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland, Admiral Axmed Hure Haariye, iyo Madaxa Xafiiska Ciidamada ee Safaaradda Ingiriiska ee Nairobi, James Edwards, oo ay weheliso Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa, Mrs. Cammilla, ayaa ka wada hadlay sidii ay u yeelan lahaayeen wada shaqayn buuxda. Qoraal lagu baahiyay bogga Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa lagu sheegay in dhinacyadu…

Read More

Howlgalo khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howgal qorsheysan oo saacadahii lasoo dhaafay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen tuulooyin hoostaga deegaanka Laba garas ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa la tilmaamay in ciidamadu ku beegsabadeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo isku aruursanaayay meel u dhaw tuulada lagu magacaabo Sumadaale oo hoostagta deegaanka Laba garas….

Read More

Puntland: Waxaan ka cabsi ka qabnaa in wixii ka dhacay Afgaanistan ay ka dhacaan Muqdisho

Maamulka Puntland ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda amniga ee Muqdisho, iyagoo la barbardhigay xaaladda Muqdisho bixitaankii ciidamada Mareykanka ee Afgaanistaan. “Inta badan diblomaasiyiinta Mareykanka waa laga saaray. Waxaan ka cabsi qabnaa in wixii Afgaanistaan ka dhacay ay Muqdisho ka dhacaan,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Puntland, Dirir. Wasiirku wuxuu xusay in Al-Shabaab ay kordhiyeen weeraradooda,…

Read More