Dowladda Soomaaliya oo la xidhiidhay Elon Musk si ay u joojiso aqoonsiga Somaliland
Dowladda Soomaaliya ayaa maalqabeen Elon Musk iyo wadaadada diinta Masiixiga ee Maraykanka ka codsatay in ay Donald Trump ku qanciyaan in aanu aqoonsan Somaliland. Warbixin ay baahisay jariidada The Africa Report ayaa lagu yidhi, “Muqdisho waxa ay la xidhiidhaysaa Elon Musk iyo ururrada diinta ee midigta, xilli uu Donald Trump ku foogan yahay dib u…