Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa xaqiijinaya in saaka waaberigii hore ay ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka fuliyeen howlgal qorsheysan oo guul leh, kaas oo ay ku qabsadeen deegaanka Geelgub, halkaas oo ay maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaayeen maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab. Ciidamada is garabsanaya ayaa qaaday weerar dhowr jiho ah…

Read More

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceelka-Nuurgadoow

Ciidamada geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Difaaca Deegaanka ayaa si wadajir ah u fuliyay howlgal qorsheysan oo miro dhalay, kaas oo ka dhacay deegaanka Ceelka-Nuurgadoow oo hoostaga degmada Al-Koowsar ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkaan oo si xeeladaysan loo fuliyay ayaa lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda argagixisada Khawaarijta, kuwaas oo deegaankaasi u yimi si…

Read More

20 xubnood iyo horjooge sare oo Al-shabaab ah oo looga dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ay heleyso shabakadda wararka ee Wargeyska Media Network  ayaa sheegaya in howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo ahaa mid isugu jiray cir iyo dhul ayaa si gaar ah loogu beegsaday xarumo ay ku sugnaayeen horjoogayaal iyo…

Read More

Puntland oo saneysayay hay’adda aqoonsiga dadweynaha

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray ku sameeyay Hay’adda lagu sheegay inay ka shaqayn doonto bixinta aqoonsiga dadweynaha deegaanadaas. Dhismaha hay’addan oo lagu magacaabo PID ayaa ku soo beegmaya xilli Puntland ay dhowaan diiday in dadka ku nool deegaannadeedu ay qaataan kaarka aqoonsiga qaranka ee ay bixiso Hay’adda NIRA….

Read More

Soomaaliya: Wasiirka maaliyadda oo shir caalamkya ka qeyb galaaya

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo gaaray magaalada Kuwait City ayaa maanta ka qeyb galay munaasibadda furitaanka shir hay’adaha Maaliyadda Dalalka Carabta oo sanadkani ay marti-galinayso Dowladda Kuwait. Shirkaan oo sanadle ah ayaa waxaa inta badan diiradda lagu saaraa arrimaha horumarinta dhaqaalaha iyo maalgalinta, iyada oo ay si…

Read More

Somaliland: Madaxweyne Ciro oo lagu wado inuu gaaro Washington

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa u ambabixi doona magaalada Washington, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo haatan ku sugan Mareykanka. Wasiir Cabdiraxmaan Daahir ayaa sidoo kale sheegay in sugitaankii aqoonsiga Somaliland ee Mareykanka uu hadda soo gabagaboobay, isla markaana ay rajo wanaagsan oo aad u sarreysa qabaan. Arrinta aqoonsiga ayaa waxaa dhawaanahan si…

Read More

Alert: Somali Army Colonel Assassinated in Lower Shabelle Region

A senior Somali National Army officer was shot dead on Saturday in the Lower Shabelle region, military sources said, in an attack highlighting the persistent security challenges facing Somalia amid its fight against Islamist insurgents.  Colonel Nuur Farey, commander of the army’s 14th October Brigade, was killed near the town of Afgoye, approximately 30 km…

Read More

Somali: President Mohamud Chairs Regional Administrations Leaders’ Meeting in Mogadishu

Somali President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting with the leaders of South West, Hirshabelle, and Galmudug regional administrations, marking the beginning of efforts to unify the Somali people in the fight against the militant group Al-Shabaab.  The meeting focused on updates regarding the country’s overall situation and ongoing operations. President Mohamud commended the regional…

Read More