Ganacsato Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Madaxweyne kuxigeenka koonfurta suudaan
Juba – Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfurta Suudaan ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Koonfurta Suudaan ahna madaxa kooxda dhaqaalaha, Mudane Dr. Benjamin Bol Mel. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka ganacsi, fursadaha maalgashi iyo waajibaadka canshuur bixinta. Kulanka oo ka dhacay magaalada Juba ayaa lagu lafa-guray arrimo dhowr…