Madaxweynaha maamulka SSC Khaatumo oo Somaliland ugu baaqay Nabad shuruud la’aan ah
Laascaanood – Madaxweynaha maamulka SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye), ayaa habeenkii xalay khudbad muhiim ah ka jeediyay munaasabad ballaaran oo lagu qabtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Madaxweyne Firdhiye ayaa si rasmi ah ugu baaqay maamulka Somaliland in ay nabad iyo deris wanaag la yimaaddaan, isagoo carrabka ku adkeeyay in baaqaasu yahay mid…