Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar
Wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, kana kooban masuuliyiin sare oo uu hoggaaminayo Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Xoghayaha Guud ee Golaha Wasiirrada Dowladda Masar, General Osama Sayyid. Kulankan oo ka dhacay magaalada Qaahira ayaa diiradda lagu saaray xoojinta…