Soomaaliya: Booliska oo Muqdisho uga Shiray Arimaha Amaanka
Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen Hoggaanka iyo qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliiska, kaas oo toddobaadkan si gaar ah diiradda loogu saaray xoojinta amniga guud ee dalka. Kulanka ayaa looga gol lahaa sidii looga hortagi lahaa falalka amni darrada…