Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo safar shaqo ku jooga Nairobi ayaa la kulmay madaxda Bangiga Aduunka

Nayroobi – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, oo safar shaqo ku jooga magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa kulan la qaatay madaxda Bangiga Adduunka ee Soomaaliya. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta, kordhinta iyo ballaarinta Mashruuca Nagaad (SURP II) iyo mashaariicda kale ee dib…

Read More

Mudavadi denies claims Kenya supports Sudan’s RSF

Kenya’s Prime Cabinet Secretary Musalia Mudavadi has firmly denied claims that the country is supporting Sudan’s Rapid Support Forces (RSF) in the ongoing conflict against the Sudanese Armed Forces, asserting that Nairobi remains committed to peaceful mediation. In an interview with the BBC on Tuesday, Mudavadi underscored Kenya’s neutral stance, stating, “Kenya is a centre…

Read More

Türkiye, Somalia ties gained strategic dimension: Minister

The expanding scope of cooperation between Türkiye and Somalia has significantly strengthened bilateral relations, according to Somalia’s Foreign Minister Ali Mohamed Omar, who also praised Ankara’s active role in mediating regional challenges. Speaking to Daily Sabah, Minister Omar emphasized that the relationship between the two nations has evolved into a strategic partnership, particularly through collaboration…

Read More

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo Yeeshay Kulankiisa Todobaadlaha

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulankiisa todobaadlaha ah, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horeyn Guddoomiye…

Read More

Wasiirka Amniga Gudaha oo Nairobi kulan muhiim ah kula qaatay wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Kenya

Nairobi – Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kula yeeshay kulan muhiim ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Kenya, Mudane Onesimus Kipchumba Murkomen. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga iyo nabadgelyada, iyadoo la iska xogwaraystay xaaladda…

Read More

Hantidhowraha Guud ee qaranka oo ka qeybgalay shir lagu qabtay magaalada Madrid

Madrid – Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abukaate Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qeybgalay shir heer caalami ah oo lagu qabtay magaalada Madrid ee dalka Spain, kaas oo loogu magac daray “Hindisaha Xirfadda Hal-abuurka Sare” (Mastery Initiative). Kulankan oo socday muddo laba toddobaad ah ayaa waxaa si wadajir ah u martigeliyay Xafiiska Hantidhowrka Guud…

Read More

War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirweynaha la-dagaalanka al-Shabaab oo Muqdisho ka socday

Muqdisho – War-murtiyeed rasmi ah ayaa laga soo saaray Shirweynaha ballaaran ee la-dagaalanka Khawaarijta, kaas oo muddooyinkii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay in ka badan 700 oo ergay, kuwaas oo ka kala yimid qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, una matalayay ururrada bulshada, culimada, haweenka, dhallinyarada,…

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ku bogaadiyay Ciidamada xoogga guulaha ay ka gaareen dagaalka al-Shabaab

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa si weyn ugu ammaanay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed guusha weyn ee ay ka gaareen dagaalka lagula jiro kooxda Khawaarijta, kadib howlgal qorsheysan oo ka dhacay Tuulada Burujeed ee duleedka deegaanka Daynuunay ee Gobolka Baay. Wasiir Jibriil ayaa sheegay…

Read More

Nairobi, Kenya – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mudane Mustafa Dhuxulow, oo uu wehliyay Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Agaasimaha Guud ee Socdaalka Kenya, Marwo Evelyn Cheluget, iyo Xoghayaha Wasaaradda Amniga Gudaha Kenya, Mudane Thomas Saka.

Kulanka oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa lagu lafaguray xoojinta iskaashiga u dhexeeya labada dal, gaar ahaan dhinacyada adeegyada socdaalka, fududeynta helitaanka fiisooyinka, iyo amniga xuduudaha. Agaasime Mustafa Dhuxulow ayaa uga mahadceliyay dhiggiisa Kenya soo dhaweynta diirran, wuxuuna carabka ku adkeeyay muhiimada ay leedahay in la sii xoojiyo wadashaqeynta labada dhinac, si loo dardargeliyo adeegyada…

Read More