Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay danjiraha Denmark

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjiraha Denmark ee Soomaaliya, Mudane Steen Sonne Andersen. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii taageerada horumarineed ee Denmark loo waafajin lahaa Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025–2029). Qodobada muhiimka ah ee laga wada hadlay waxaa ka mid…

Read More

Danjiraha Soomaaliya oo u gudbisay warqadaha aqoonsiga Madaxweynaha Mongolia

Ulaanbaatar – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha, isla markaana ah Danjiraha aan Deganaansho ku lahayn ee Mongolia (Non-Resident Ambassador), Marwo Hodan Osman Abdi, ayaa maanta si rasmi ah warqadaha aqoonsiga ugu gudbisay Madaxweynaha Mongolia, Mudane Khürelsükh Ukhnaa, xaflad si heer sare ah loogu qabtay xarunta Madaxtooyada dalkaasi. Xafladdaasi ayaa ahayd mid si rasmi…

Read More

Dowladda FS oo la dagaalamaysa kalluumaysiga sharci darrada ah

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay madaxda iyo saraakiisha Xarunta La Socodka iyo Ilaalinta Kalluumeysiga (FMC), si uu uga warqaato xaaladda guud ee kalluumeysiga dalka iyo ilaalinta badda Soomaaliyeed. Shirkan oo ka dhacay xarunta FMC ee wasaaradda ayaa…

Read More

GUDDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO LA KULMAY GUDDOOMIYAHA GOLAHA AQALKA SARE

Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Kulanka oo ka dhacay xarunta Baarlamaanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, si gaar ahna waxaa looga hadlay…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Ku Simaha Safiirka Dowladda Norway ee Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Hon. Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Safiirka Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya, Danjire Carsten Carlsen. Kulanka oo muhiim ah ayaa diiradda lagu saaray arrimo qaran oo dhaxal-gal ah oo ay ka mid yihiin: dib-u-heshiisiinta dalka, dimuqraadiyeynta hay’adaha,…

Read More

Wasaarada Arimaha Gudaha oo ka soo Horjeesatay Go’aankii Dowlad Goboleedka Puntland

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay tallaabada uu qaaday Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ee ku saabsan hirgelinta nidaam aqoonsi gaar ah, taasoo ay DFS ku tilmaamtay mid baalmarsan sharciga, kuna ah xadgudub mas’uuliyadeed iyo mid ka dhan ah hab-raaca dowladnimada dalka. War rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka…

Read More

Soomaaliya: Wasiir Fiqi oo Sheegay in al-Shabaab iyo ISIS awoodoodii la wiiqay

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ku dhawaaqay in kooxda argagixisada ee Al-Shabaab si weyn loo wiiqay awooddooda kadib muddo laba sano ah oo howlgal militari oo ballaaran ay hoggaaminaysay dowladda Soomaaliya, laguna garab socodsiiyay istiraatiijiyado lagu beegsaday dhaq-dhaqaaqyadooda maaliyadeed iyo faafinta afkaarahooda…

Read More

Ciidamada dowladda oo howlgal qorsheysnaa ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Wanlaweyn – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo amni lagu xaqiijinayo ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu burburiyay fariisimo ay kooxda Al-Shabaab ku lahaayeen inta u dhaxeysa Leego iyo Yaaqbari Weyne. Howlgalkaan oo si wadajir ah u fuliyeen cutubyo ka tirsan Ururka 64-aad, Guutada 7-aad ee…

Read More