Midowga Yurub oo bogaadiyey waxqbadka dowladda Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin Johansson, ayaa maanta uga mahadcelisay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, dadaalka muuqda ee uu geliyay horumarinta dowladnimada, qaadashada mas’uuliyadda amniga qaranka iyo xoojinta hannaanka maaliyadda dalka. Johansson oo ka hadlaysay kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Madaxweynaha iyo ergada Midowga Yurub, ayaa…

Read More

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Kulan La Qaatay Saraakiil Ka Socota Hay’adda GIST ee UK

Muqdisho – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Sulayman Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay saraakiil ka socotay Hay’adda GIST, oo ka shaqeysa arrimaha la dagaalanka dambiyada maaliyadeed, una fadhida dalka Ingiriiska. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca la dagaallanka maalgelinta argagixisada iyo sidii loo heli lahaa habab wax…

Read More

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti si Loo Xoojiyo Iskaashiga Ganacsi

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Aadan Geesood, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti, Mudane Abdoulkader Kamil Mohamed. Intii uu socday kulanka, labada mas’uul ayaa si qoto dheer uga wadahadlay xoojinta iskaashiga ganacsi ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti. Waxay…

Read More

Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF-2025) oo Si Rasmi Ah Looga Daah-furay Gaalkacyo

Gaalkacyo – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta si rasmi ah uga daah-furay magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Galmudug Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF – 2025). Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga hay’adaha gargaarka, helidda xal waara oo lagula tacaalo saameynta isbeddelka cimilada, iyo dardargelinta nidaamka gurmadka…

Read More

Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo la kulantay agaasimaha hay’adda socdaalka dalkaas

Kampala – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda, Marwo Fardowsa Maxamed Qanyare, ayaa kulan muhiim ah xafiiskeeda kula yeelatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Dowladda Uganda, Gen. Apollo Kasiita-Gowa. Kulanka ayaa xooga lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal ee dhanka socdaalka, fududeynta is-dhexgalka bulshooyinka Soomaaliyeed iyo Ugandheyska, iyo sidii kor loogu qaadi…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyada ku Qaabilay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Jabuuti

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee dalka Jabuuti, ahna Madaxweyne ku xigeenka CAF iyo xubin ka tirsan Golaha FIFA (FIFA Council), Mudane Souleiman Hassan Waberi. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Mudane Souleiman Waberi doorka uu ku leeyahay horumarinta ciyaaraha,…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Qaabilay Xubin Sare oo Ka Tirsan Golaha FIFA

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Suleyman Xasan Waaberi, oo ah xubin sare oo ka tirsan Golaha FIFA isla markaana ah Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee dalka Jabuuti. Kulankan waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali,…

Read More

Ma’awisleey commander urges relocation of Al-Shabaab families from Urban Areas

Mogadishu, Somalia – April 21, 2025 – The commander of Somalia’s Ma’awisleey community defense forces, Ali Jeyte Osman, has stirred controversy after calling for the relocation of wives and children of Al-Shabaab militants from government-controlled areas to territories still under insurgent control. In an interview with Radio Shabelle on Sunday, Jeyte voiced strong frustration over…

Read More

Former PM holds talks with Somalia’s federal government top officials, calls for consensus on elections and security

Mogadishu, Somalia – April 21, 2025 – Former Somali Prime Minister and presidential contender Abdi Farah Shirdoon Saacid held high-level talks this week with President Hassan Sheikh Mohamud and Prime Minister Hamza Abdi Barre, amid growing concerns over the country’s security situation and the upcoming electoral process. In a statement published on his official Facebook…

Read More

Prime Minister Hamza unveils Performance-based Pay Reform for Somalia’s civil servants

Mogadishu, Somalia – April 21, 2025 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has officially launched the implementation of the National Civil Service Pay and Grading Policy, a groundbreaking reform aimed at enhancing governance, transparency, and efficiency across Somalia’s public institutions. Speaking during a high-level ceremony in Mogadishu, Prime Minister Barre hailed the policy as…

Read More