Golaha shacabka oo warbixin ka dhagaystay guddiga maaliyadda ee golaha

Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka sagaalaad ee kalfadhiga lixaad, kaasoo ka qabsoomay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulanka oo uu kooramkiisu buuxsanaa ayadoo ay soo xaadireen 163 xildhibaan, ayaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo la…

Read More

Wasaaradda cadaaladda oo bogaadisay maxaabiista ay isdhaafsadeen Puntland iyo Somaliland

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhawaysay isdhaafsiga maxaabiista ee dhawaan dhexmaray maamulada Somaliland, SSC-Khaatumo iyo Puntland. Tallaabadan ayaa timid ka dib dadaallo iyo dhexdhexaadin uu hormuud ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, taasoo salka ku haysay socdaalkiisii taariikhiga ahaa ee uu ku…

Read More

Xuska maalinta caalamiga ah ee Tallaalka oo Muqdisho lagu qabtay 

Muqdisho – Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maryama Maxamed Xuseen, ayaa maanta ka qeyb gashay munaasabadda xuska Maalinta Caalamiga ah ee Tallaalka oo si weyn loogu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabaddan ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Agaasime waaxeedyo iyo madax qeybeedyo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka, xubno kale…

Read More

Wafdi ka socda wasaaradda ganacsiga oo shir uga qaybgalaya Shiinaha

Haikou – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Abukaate), ayaa maanta ka qeyb-galay Meertada 11-aad ee Shirweynaha Iskaashiga Ganacsi ee u dhexeeya Shiinaha iyo Wadamada Carabta, oo si rasmi ah uga furmay magaalada Haikou, caasimadda gobolka Hainan ee Jamhuuriyadda Shiinaha. Shirweynahan muhiimka ah ayaa diiradda lagu saaray…

Read More

Wasiirka Dekadaha oo qaabilay danjiraha Turkiga

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Danjire Alper Aktaş. Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada horumarinta dekedaha, dib-u-dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha, iyo kor u qaadista adeegyada gaadiidka badda, si loo taageero…

Read More

Madaxweynaha Aljeeriya oo aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya

Aljeers – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Aljeeriya, Mudane Cabdulmajiid Tabuun, ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Mudane Yuusuf Xasan Axmed (Yuusuf Jeego). Munaasabadda lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Aljeeriya ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Jaaliyadda Qaranka ee Dibedda iyo Arrimaha Afrika,…

Read More

Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha oo kulan la qaatay danjiraha Shiinaha

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa galabta kulan rasmi ah kula qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Fei Shengchao, xarunta Safaaradda Shiinaha ee magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa xoogga lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta labada dal ee dhinacyada dhalinyarada iyo ciyaaraha, iyadoo la isla…

Read More

Wasaaradda caafimaadka oo daah-furtay tallaalka Oofwareenka

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray ololaha tallaalka Oof-wareenka iyo Shubanka oo loogu talagalay badbaadinta carruurta Soomaaliyeed. Munaasabadda daahfurka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Guuleed Cabdijaliil,…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya 

Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, isagoo kala hadlay xoojinta iskaashiga istiraatijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Midowga Yurub doorkooda muuqda ee ku aaddan dib-u-dhiska hay’adaha dowladda, taageerada nidaamka federaalka, iyo garab…

Read More

Wasiirka Beeraha dowladda FS oo gaaray Guriceel

Guriceel, Galmudug – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta gaaray degmada Guriceel ee Dawlad Goboleedka Galmudug, isagoo sii wada socdaalladiisa joogtada ah ee uu ku booqanayo deegaannada dalka, si uu uga warbixiyo tacbashada beeraha iyo laqabsiga isbedelka cimilada – gaar ahaan meelaha aan webiyadu marin ee…

Read More