Xubno ka socda Golaha Warbaahinta oo soo dhaweyn sare loogu sameeyay magaalada Dhuusamareeb 

Xubno ka socda Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobolleedka Galmudug ayaa xalay halkaas loogu sameeyay afur si heer sare ah loo soo agaasimay, kaas oo lagu qabtay guriga Boqor Bashiir Ciise. Munaasabadda afurka soo dhaweynta xubnaha Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed waxaa ka qeybgalay wasiirro ka tirsan Maamulka Galmudug, Guddoomiyaha Gobolka…

Read More

Puntland oo sheegtay in la bartilmaameedsan karin xaasaska iyo carruuraha kooxda Daacish

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ee maamulka Puntland, Maxamed Cabdi Wahaab, ayaa qoraal uu bartiisa Facebook kusoo qoray ku sheegay, in aan la bartilmaameedsan karin xaasaska iyo carruurta kooxda Daacish, taasoo uu sheegay inay waafaqsan tahay mabaadi’da diinta Islaamka. Wasiirku wuxuu xusay in Puntland ay hore u caddeysay in carruurta iyo haweenka Daacish ee aan…

Read More

Somaliland oo beenisay in Maraykanku kala hadlay dib-u-dejinta shacabka Qasa

Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay warbixin saaka ay baahiyeen wakaalada AP iyo Al Jazeera, oo sheegayay in Maraykanku kala hadlay sidii shacabka Qasa dib-u-dejin loogu samayn lahaa dhulkeeda.Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo u warramay Reuters, ayaa sheegay in aanay jirin wax wadahadal ah oo ay la yeesheen Washington oo ku saabsan arrimaha Falastiin….

Read More

Somalia oo dadaal ugu jirta soo Deyna dhalinyaro ku xiran Sacuudiga

Dowladda Soomaaliya oo daddaal ugu jirta sidii ay u heli lahaayeen caddaallad dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Sucuudiga,xiriiro iyo daddaalo kala duwan oo ay la sameeyeen dowladda Sucuudiga Xafiiska Madaxweynaha JFS,Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Wasaaradda Caddaalladda ayaa natiijo is faham ka gaareen dowladdaha Soomaaliya iyo Sucuudiga sida uu Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey Wasiirka Caddaallada…

Read More

Maareeyaha SODMA oo kulan afur ah u sameeyey Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa kulan afurin iyo soo dhoweyn isugu jira u sameysay Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Midowga Golayaasha Culimada, Sheekh Aaden Abuukar Cusmaan (Sheekh Suufi Yare). Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Maxamuud Macallin ayaa bogaadiyay midnimada, iskaashiga iyo isku-duwidda dalladaha, isagoo culimada uga mahadceliyay dalaalladooda wacyi-galinta bulshada iyo ka ka qeyb-qaadashada dadaallada…

Read More

Dowladda Soomaaliya oo diiday dalabkii Maraykanka ee qaabilaadda shacabka Qasa

Dowladda Soomaaliya ayaa gabi ahaanba diiday dalabkii dowladda Maraykanka ee ahaa in qayb ka mid ah shacabka magaalada Qasa ee Falastiin dib u dejin loogu sameeyo dalkeeda, sida ay werisay Reuters. Fiqi Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in waddankiisu aanu aqbalaynin dalab ama qorshe kasta oo xagal-daacinaya xaqa dadka reer Falastiin ee…

Read More

Booliska oo Sheegay inay Xiri doonaan ciddi aflagadeyso madaxda Dowladda

Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa digniin adag kasoo saaray sumcad-dil iyo aflagaado loo geysto madaxda dalka, iyo sidoo kale ku xadgudubka diinteenna suuban, kadib markii ciidanku ay xabsiga dhigeen dhallinyaro muddooyinkii dambe baraha bulshada ku faafinayay muuqaallo iyo qoraallo liiddi ku ah madaxweyne xassan shiikh. Afhayeenk booliiska oo muqdishu kula hadlay warbaahinta isniinta maant ah ayaa…

Read More

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay safiirka Sudan ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Sudan u fadhiya Soomaaliya Mudane Abdelrahman Khalil Ahmed Afandi, isaga oo kala hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal iyo fursadaha cusub ee iskaashi dhinacyada kala duwan leh. Danjire Abdelrahman ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga mahad…

Read More