
178 rakaab oo ku dhintay shil dayuuradeed oo ka dhacay Koonfurta Kuuriya
Inta la xaqiijiyay 178 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen shil diyaaradeed oo saakay ka dhacay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muan ee dalka Kuuriyada Koofureed. Shilka ayaa yimid kaddib marki diyaaradda Jeju oo wadday rakaab gaaraya 181 qof ay ka baxday dariiqa ay diyaaradaha ku ordain marka ay duulayaan iyo marka…