
Ra’iisul wasaare Xamsa oo dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Laascaanood
Laascaanood – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ay wehelinayeen hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Aw-Cali (Firdhiye), ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga hirgelinayo gobolka Sool. Mashaariicdan cusub ayaa ka mid yihiin dhismaha garoon diyaaradeed oo casri ah oo laga dhisayo magaalada Laascaanood, iyo mashruuc koronto…