Sarkaal Daacish u Qaabilsanaa Qaraxyada oo lagu Qabtay Buuraha Cal-miskaad

Wararka la helayo ayaa xaqiijinya in ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Sarkaal qarxyada u qaabilsanaa Daacish Ciidamada Maamulka Puntland ee dagaalka kula jira dagaalamayaasha Daacish ayaa maanta gacanta ku soo dhigay sarkaal kooxdaasi ka tirsan. Wararka ayaa tilmaamaya in Guutada Duufaan ee Ciidamada Maamulka Puntland ay howlgalka fuliyeen ayna gacanta ku soo dhigeen sarkaal Daacish…

Read More

Madaxweyne Xassan Sheekh oo Shir Muhiim ah ka Daah Furay Muqdisho

Dr. Xassan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta khudbad ka jeediyey Shirka Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Soomaaliya iyo Maraykanka, kaas oo ku qabsoomay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay la jaanqaaddo dhaqaalaha caalamiga ah, dowladduna ay dadaal ku bixinayso sidii loo abuuri lahaa jawi nabad…

Read More

Muqdisho: Raysal Wasaare Xamse oo Furay in ka badan 50 wado oo xirnaa

Raysal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda, oo gaaraya 52 waddo, kuwaas oo 15-kii sano ee la soo dhaafay u xirnaa sababo amni. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay qorshaha furitaanka waddooyinka caasimadda in uu ku yimid isbeddel iyo horumar muuqda oo laga…

Read More

wadooyinkii xirnaa ee magaalada muqdisho oo dowladda ay dib u furtay

Muqdisho-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u furtay qaar ka mid ah waddooyinka magaaladda Muqdisho oo qaarkood 15 sano u xirnaayeen sababo amni. Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan guddoomiyaha gobolka Banaadir, wasiirka amniga iyo taliyeyaasha NISA iyo Booliska ayaa furay 52 wado oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha caasimada….

Read More

Ciidamada dowladda iyo kuwa AUSSOM oo la wareegay degmada Awdheegle

MUQDISHO – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya howlgalka AUSSOM si gaar ah qeybta Ciidamada Uganda ayaa la wareegay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Degmada Bariire ayay sidoo kale dhawaan Ciidamada la wareegeen, kadib dagaal maalmo socday oo Al-Shabaab la galeen, kaasoo askar uga dhimatay Ciidamada dalka Uganda. Wararka ka imaanaya halkaasi ayaa…

Read More

Gaari dad shacab ah ay saarnaayeen oo lagu rasaaseeyey deegaan ka tirsan gobolka Mudug

MUQDISHO – sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya galbeedka gobolka Mudug waxaa deegaanka Jeecboor, ka dhacay fal lagu rasaaseeyey gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayey. Wararka hordhaca ah ee laga helayo goobta ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof oo saarnaa gaarigaasi ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kadib markii maleeshiyaad aan heebtooda la garanayn…

Read More

Dil Qisaas ah oo lagu fuliyay nin hore ganacsade ugu dilay Gaalkacyo

Boosaaso: Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta ku fulisay dil toogasho Deeq Cabdul Cawil oo 15 Febraayo 2024 magaalada Gaalkacyo ku dilay ganacsade Axmed Tahliil Xaaji Aadan. Qisaasta oo ay fushadeen dadkii xaqa u lahaa ayaa ka dhacday duleedka magaalada Boosaaso, waxaana goobjoog ahaa guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ciidanka qalabka sida…

Read More