Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo Muqdisho ku qabatay shir looga hadlayo ka hortagga askareynta carruurta
Muqdisho (Wargeyska.net) Wasaarada Gaashaandhiga ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliyeed ayaa manta Magaalada Muqdisho ku qabatay shir heer sare ah oo looga hadlaayay askareynta caruurta. Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta gudoomiyay shirka Guddiga Isku-dhafka Wasaaradaha ee ilaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha hubeysan.’ Shirka oo ay ka…