Booliska Galmudug oo Gacanta ku dhigay Gacan ku Dhiiglayaal
Dhuusomareeb: Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Galmudug oo howlgal amni ka sameeyay qeeybo ka tirsan Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay gacanta ku soo dhigeen labo gacan ku dhiigle oo ka mid ahaa shan gacan ku dhiiglayaal oo dilay hooyo iyo sadexdeeda gabdhood. Arintan ayaa imaneysa ka dib markii Dowlad Goboleedka Galmudug…