Taliyihii Ciidanka Difaaca Puntland oo Garowe lagu aasay
Gen Axmed Cabdi Cali (Qalyare), Taliyihii Guutada 2-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland, ayaa masuuliyiinta Maamulka Puntland waxaa maanta aas qaran ugu sameyeen magaalada Garowe, kaasi oo shalay ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari. Taliyaha ayaa u dhintay qaraxa ka dhacay agagaarka degaanka Dhasaan ee degmada Qandala, xilli ciidamadu hawlgal…