Madaxweyne Farmajo oo cambaareeyay jirdilka ay ciidamada dowlada u geeysanayaan dadka shacabka ah

Mohamed Abdullahi Farmajo, madaxweynihii hore ee dowlada federaalka ah ee Soonaaliya Madaxweynihii ayaa si adag u cambaareeyay jirdilka ay ciidamada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya kula kacayaan dadka shacabka ah o ay ku jiraan dad waayeel ah.  Qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay in ficilladaasi ay yihiin kuwo dhaawacaya sharafta iyo karaamada muwaadiniinta Soomaaliyeed,…

Read More

Iska hor imaad goordhaw Muqdisho ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwa Mucaaradka

Waraka yaa xaqiijjinya in iska hor imaad kooban uu dhex maray ciidamada dowlad iyo kuwa mucaaradka. Iska hor imaadka ayaa ka dhacay illinka hore ee saldhiga booliska ee degmada warta nabada ee magaalada Muqdisho galabta.  Iska hor imaadka ayaa yimid kadib markii  hoggaamiyayaal ka tirsan mucaaradka oo uu hoggaaminaayay madaxweynahii hore ee dalka Shariif Sheekh…

Read More

Duqeymo ay fuliyeen diyaarado oo ka dhacay Hiiraan

Diyaarado dagaal ayaa duqeymo ka fuliyeen saldhigyo ay dagalyahanada Al-shabaab ay ku lahaayeen Magaalada Moqokori ee Gobolka Hiiraan, sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya. Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal duqeyn qorshaysan ka fuliyay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu…

Read More

Saraakiil Mareykan ah oo booqday Hargeysa

HARGEYSA- Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah oo istiraatiiji ah la yeeshay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ee arrimaha amniga Bariga Afrika. Madaxweynaha ayaa saraakiisha uga mahadnaqay booqashadooda, isagoo kala hadlay xoojinta nabadgelyada Geeska Afrika, iskaashiga iyo adkaynta wada shaqaynta amniga ee u dhaxaysa Somaliland iyo Mareykanka. Madaxweyne…

Read More