Golaha Shacabka Soomaaliya oo ansixiyay gudi cusub
Muqdisho: Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa cod Aqlabiyad leh ku ansixiyey Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo ay maanta horgeysay Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya. Dhinaca kale Wasiirka qoyska iyo horumarinta xuquuqul insaanka…