
Wasaaradda arrimaha dibadda Rwanda oo aqoonsiga ka guddoontay danjiraha Soomaaliya
Kigali, Rwanda –Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee dalka Rwanda, Kabarebe James, ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay nuqulka waraaqaha aqoonsiga danjirenimo Danjire Ilyaas Cali Xasan, oo ah safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana ah wakiilka Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC). Munaasabadda guddoonka waraaqaha aqoonsiga oo ka dhacday xarunta…