Madaxweynaha Somaliland oo Daahfuray Shirweynaha Qaran ee La Dagaalanka Maydhista Lacagaha Sharci Darrada ah
Hargeysa, Somaliland – Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray magaalada Hargeysa Shirweynaha Qaran ee la dagaalanka maydhaanka lacagaha sharci darrada ah. Munaasabaddan oo muhiim u ah xoojinta daahfurnaanta nidaamka maaliyadeed iyo la dagaallanka musuqmaasuqa, ayaa waxa madaxweynuhu ka jeediyey khudbad dhaxalgal…