Maraykanka oo markale sheegay in la burburiyay nukliyeerkii Iran, iyo Iran oo beenisay
Washington/Tehran – Xiisadda siyaasadeed iyo mid milatari ee u dhaxeysa Mareykanka iyo Iran ayaa weli cirka isku sii shareereysa, iyadoo labada dhinac ay si isa soo taraysa u kala fogaanayaan, mid kastana uu sheeganayo guulo istiraatiiji ah, isla markaana uu beeninayo guulo uu sheeganayo dhinaca kale. Wasiirka Difaaca Mareykanka, Pete Hegseth, ayaa shir jaraa’id oo…