
Dowladda Fedaraalka oo baaq deg deg ah kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Hiiraan
MATABAAN – Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa maanta si degdeg ah ugu baaqay in la joojiyo dagaal beeleed ka qarxay deegaanada Miirdacay ee hoos taga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa si gaar ah ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee colaadoodu ka soo cusboonaatay deegaankaas – kuwaas…