Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar ay Taliban ku qaaday Pakistan
lix askari oo Pakistani ah ayaa lagu dilay Degmada Maruf oo ku taala xuduuda u dhaxeysa dalalka Afganistan iyo Pakistan ka dib dagaal xoogan oo labada dhina ku dhexmaray xuduuda labada dal u dhaxeeysa maanta. Wararka agaa sheegaya in 6 askari oo Pakistani ah lagu dilay degmada Maruf ee gobolka Kandahar, halka laba kale ay…