HirShabelle oo degaanadeeda ka mamnuucday diyaaradaha hubka iyo ciidamada wada
Maamulka Hirshabelle ayaa maanta amar ku siiyay diyaaradaha Muqdisho ka yimaada ineysan ka soo qaadi karin ciidamo hubeysan oo Dowlada Somalia ka tirsan taasoo cadeyn ah kala shaki soo kala dhex galay labada dhinac. Maamulka Hirshabelle ayaa ka cabsi qaba in Dowladu qaado talaabo ay ciidamo ugu soo direyso Jowhar waliba si qarsoodi ah madaama…