Maraykanka oo markale sheegay in la burburiyay nukliyeerkii Iran, iyo Iran oo beenisay

Washington/Tehran – Xiisadda siyaasadeed iyo mid milatari ee u dhaxeysa Mareykanka iyo Iran ayaa weli cirka isku sii shareereysa, iyadoo labada dhinac ay si isa soo taraysa u kala fogaanayaan, mid kastana uu sheeganayo guulo istiraatiiji ah, isla markaana uu beeninayo guulo uu sheeganayo dhinaca kale. Wasiirka Difaaca Mareykanka, Pete Hegseth, ayaa shir jaraa’id oo…

Read More

Duqeyn Cirka ah oo Lagu Dilay 18 Xubnood oo ka Tirsan Al-Shabaab oo Ka Dhacday Gobolka Hiiraan

Hiiraan – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal duqeyn cirka ah oo si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamiga ah, kaas oo lagu beegsaday koox ka tirsan Al-Shabaab, xilli ay ku safraayeen deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan. Howlgalka oo dhacay saacadahii lasoo dhaafay ayaa si gaar…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo Daahfuray Shirweynaha Qaran ee La Dagaalanka Maydhista Lacagaha Sharci Darrada ah

Hargeysa, Somaliland – Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray magaalada Hargeysa Shirweynaha Qaran ee la dagaalanka maydhaanka lacagaha sharci darrada ah. Munaasabaddan oo muhiim u ah xoojinta daahfurnaanta nidaamka maaliyadeed iyo la dagaallanka musuqmaasuqa, ayaa waxa madaxweynuhu ka jeediyey khudbad dhaxalgal…

Read More

NISA oo 13 Ka Tirsan Al-Shabab Ku Dishay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan

Beledweyne – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa xalay fuliyay howlgal qorshaysan oo ka dhacay Isgoyska Gaycad ee deegaanka Mabaax, Gobolka Hiiraan, kaas oo lagu dilay 13 xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay NISA, howlgalka ayaa lagu beegsaday goob…

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Wang Yu, oo booqasho rasmi ah ku yimid Wasaaradda Gaashaandhigga. Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan dhinacyada iskaashiga militari iyo taageerada Soomaaliya ay ka…

Read More

Iran oo Jawaab Adag Ka Bixisay Weerarkii Mareykanka, Duqeymo Baaxad Lehna Ku Qaadday Israa’iil

Tehran – Dowladda Iiraan ayaa saacado kooban kadib markii Mareykanka uu weerar ku qaaday xarumaha nukliyeerka ee dalkaas, si degdeg ah uga jawaabtay weerarkaas, iyadoo duqeymo culus ku qaaday in ka badan 400 goobood oo ka tirsan dhulka ay maamusho Israa’iil. Warbaahinta Israa’iil ayaa weerarka Iiraan ku tilmaantay mid ka mid ah weerarradii ugu xooganaa…

Read More

Midowga Afrika oo Qorsheynaya Howlgal Cusub oo Nabad Ilaalin ah oo Soomaaliya Ka Bilaabanaya 2025

Muqdisho – Midowga Afrika ayaa qorsheynaya in howlgal cusub oo nabad ilaalin ah oo lagu magacaabo AUSSOM (AU Support and Stabilisation Mission in Somalia) uu si rasmi ah uga hawlgalo Soomaaliya bisha Luulyo 2025, isagoo beddelaya howlgalka ATMIS oo muddo xileedkiisii ku ekaa 1-dii Janaayo 2025. Howlgalka AUSSOM ayaa noqon doona wajiga saddexaad ee dadaallada…

Read More

Ciidamada Qaranka iyo Xoogagga Difaaca Deegaanka oo Guulo Ka Gaadhay Howlgallo Ka Socda Gobolka Hiiraan

Hiiraan – Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo garabsanaya kuwa xaq u dirirka dadka deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta howlgal ballaaran ka fuliyay dhulka howdka ah ee u dhexeeya deegaanada Mabaax iyo Ceelhareeri, halkaas oo dagaal culus ay saakay ku jebiyeen kooxda Khawaarijta. Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in ciidamada huwanta ay dileen…

Read More

Mas’uul Ka Tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir oo Lagu Dilay Degmada Dayniile

Muqdisho – Kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii toogasho qorsheysan ku dileen mas’uul ka tirsanaa dowladda hoose ee gobolka Banaadir, xilli uu ku sugnaa xaafadda Cali Boolay ee degmada Dayniile, magaalada Muqdisho. Mas’uulka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdalla Sheekh Ibraahin Maxamuud (Jiisoow), wuxuuna ahaa Agaasimaha Dalxiiska ee degmada Dayniile. Sida ay wararku sheegayaan, kooxdii…

Read More