Wararkii ugu Danbeeyay Qaraxii Muqdisho
War rasmi ah oo ay baahisay Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in maanta abaaro 4:40 galabnimo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ay weerar naf-hurnimo ah ku qaadeen xarunta Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho, taas oo ka mid ah xarumaha ay maamusho Hay’adda NISA. Sida lagu sheegay warka dowladda, kooxdii weerarka qaaday ayaa adeegsaday gaari…