Explosion kills three civilians in central Somali town

Reports confirmed that heavy expolsion has killed three civilians in central Somali town of Beledweyne of Hiran Region in HirShabelle regional government and injured four others. The explosion said targeted a cafe in Buundoweyn Neighbourhoods near Isbartiibada Junction. Witnesses said the explosion occurred late in the morning as civilians were seated inside. Among the dead…

Read More

Eedaysayaal la horkeenay maxkamada Galmudug

Galmudug: Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta ufariisatay kiiska ay edaysanayaal kayihiin Abdi Cismaan Abdullahi, Ayuub maxamed Abdi iyo Galad Axmed Xuseen oo dhamaantood ku edaysan Dilka allaha unaxariistee Hooyo Sahra Cartan Xirsi iyo Gabadhaheeda oo dhawaan lagu laayay aaaga deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud. Madasha lagu qaadayay kiiskaan dilka ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa…

Read More

Madaxweynaha Guudlaawe oo ciidamada kala shiray amniga HirShabeele

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulan diirada lagu saaray oo ay ka qeybgaleen saraakiisha ciidamada Booliiska, Xogga Dalka iyo Nabad-sugida. Waxa kale oo goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo xubno ka tirsan xafiiska Madaxweynaha. Ugu horeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa uga mahadceliyey saraakiisha…

Read More

Dowlada oo sheegtay inay dishay horjooge sare oo al-Shabab ah

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa  faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan, kaasoo lagu dilay horjooge sare ka tirsana kooxda Al-shabaab.  War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay horjooge sare oo lagu magacaabo Cali Axmed Guure Cali Qoyane, kasoo…

Read More

Xog: Jubbaland oo dacwad ka gudbisay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya

Dowladda Jubbaland ayaa cabasho rasmi ah u gudbisay Qaramada Midoobay, taas oo ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay faragelin toos ah iyo burburin lagu hayo maamulka Jubbaland, gaar ahaan gobolka Gedo. Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, oo ku sugan gobolka Gedo, ayaa kulan fogaan-arag ah la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan…

Read More