Maxaa sababay kororka dagaalyahanada Daacish ee degaanada Maamulka Puntland?

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye. Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Guudlaawe ayaa guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan waxaa loogu magacaabay  Maxamed Carab Xuseen Maxamed. Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda Hirshabeelle Maxamed Shuuriye Nuur oo warbaahinta u faahfaahiyay…

Read More

Dowlada Soomaaliya oo Dalka Rwanda kasoo qabatay nin baxad ahaa oo ku edeysane kufsi

 Sda uu xaqiijiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in uu gacanta kusoo dhigay eedaysane Jamac Cabdi Maxamuud Ina Maryan Maxamed Cismaan, oo muddo baxsad ahaa, kadib baaritaan dheer oo lala kaashaday Booliiska Caalamiga ah (Interpol). War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa lagu sheegay in eedaysanaha lagu ogaaday inuu…

Read More

Ciidamo ka tirsan Galmudug oo u goostay al-Shabab

DHUUSAMAREEB: Wararka ka imaanaya Magaalada Shuusa-mareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in qaar ka  mid ah ciidamo dhawaan uu tababar u soo xirey Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ay u baxsadeen dhanka Alshabaab. Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegay 7 askari ayaa u baxsaday oo gaaray deegaanka Ceel-garas ee Gobolka Gal-gaduud halkaasi oo ay…

Read More

Explosion kills three civilians in central Somali town

Reports confirmed that heavy expolsion has killed three civilians in central Somali town of Beledweyne of Hiran Region in HirShabelle regional government and injured four others. The explosion said targeted a cafe in Buundoweyn Neighbourhoods near Isbartiibada Junction. Witnesses said the explosion occurred late in the morning as civilians were seated inside. Among the dead…

Read More

Eedaysayaal la horkeenay maxkamada Galmudug

Galmudug: Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta ufariisatay kiiska ay edaysanayaal kayihiin Abdi Cismaan Abdullahi, Ayuub maxamed Abdi iyo Galad Axmed Xuseen oo dhamaantood ku edaysan Dilka allaha unaxariistee Hooyo Sahra Cartan Xirsi iyo Gabadhaheeda oo dhawaan lagu laayay aaaga deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud. Madasha lagu qaadayay kiiskaan dilka ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa…

Read More

Madaxweynaha Guudlaawe oo ciidamada kala shiray amniga HirShabeele

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulan diirada lagu saaray oo ay ka qeybgaleen saraakiisha ciidamada Booliiska, Xogga Dalka iyo Nabad-sugida. Waxa kale oo goobjoog ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo xubno ka tirsan xafiiska Madaxweynaha. Ugu horeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa uga mahadceliyey saraakiisha…

Read More

Dowlada oo sheegtay inay dishay horjooge sare oo al-Shabab ah

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa  faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan, kaasoo lagu dilay horjooge sare ka tirsana kooxda Al-shabaab.  War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay horjooge sare oo lagu magacaabo Cali Axmed Guure Cali Qoyane, kasoo…

Read More