Wasiirka Gaashaandhiga Rwanda oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho: Muqdisho: Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Rwanda mudane Marizamunda Juvenal Wasiirka gaashaandhigga Rwanda ayaa ka qeybgalaya Kalfadhiga 35-aad ee wasiirrada gaashaandhigga ee dalalka ku bahoobay Ciidamada heeganka Afrikada Bari (EASF), oo ay martigelinayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Read More

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Heshiis kala saxiixday

Muqdisho: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah u kala saxiixday Hagaha Hirgelinta Road Map ka ee 2025, kaas oo lagu xoojinayo ilaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha hubeysan. Hagahan ayaa waxaa wada saxiixay Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay…

Read More

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo ka Shiaya Waqti Kordhinta Hawlgalka Midowga Afrika

waxa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay gaar ah ka yeelan doono sidii waqti loogu dari lahaa howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM oo waqti ahaan ku 31ka December 2025. Howlgalkaan ayaa wajahaya dhibaatooyin dhinaca dhaqaalaha ah kaddib markii maalgalinta dalalkii bixin jiray ay joojiyeen halka qaar kale ay hoos…

Read More

Madaxweyne Xassan Sheekh oo gudoomiyay Kulan Muhiim ah oo ka Dhacay Dooxa, Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey kulan gaar ah oo ku saabsanaa xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya iyo sidii loo mideyn lahaa taageerada caalamiga ah, kaas oo qeyb ka ahaa Madasha Dooxa ee siyaasadda iyo amniga. Madaxweynaha ayaa kulnka ku soo bandhigay qorsheyaasha hirgalay ee Soomaaliya ay ku xaqiijinayso xasilloonida, amniga iyo…

Read More

US AFRICOM COMMANDER VISITS Parts in Somalia

 General Dagvin Anderson, the commander of US African Command of “AFRICOM” Commander has begun visiting horn of Africa countries including Somalia. In a statement on Monday, AFRICOM said Gen. Anderson’s message underscores that the United States supports “maximum pressure” on ISIS, al-Shabaab, and other violent extremist organizations. The trip aligned with President Trump’s priorities and…

Read More

Hogaamiyaha Maamul Goboleedka Jubbaland oo xariga ka jaray xarunta dhexe ee hey’ada nabadsugida Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ammaan iyo bogaadin u jeediyey dadaalka naf-hurnimo leh ee ay wadaan hay’adda Nabadsugida iyo sirdoo ka Jubbaland JISA kuwaas oo ka shaqeynaya xoojinta amniga, horumarinta hay’adaha dowliga ah, iyo dhismaha awood dowladnimo oo waarta. Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga mahadceliyey shaqada adag iyo hufnaanta uu…

Read More