Maraykanka oo Soomaaliya ka taageeraya horumarinta haya’addaha garsoorka
Muqdisho: Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Nidaamkeeda cusub ee Caddaaladda “Integrated Electronic Case Management System” (IECMS). Nidaamkan oo hirgelintiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Mareykanka ayaa loogu talagalay in lagu wanaajiyo hufnaanta, daah-furnaanta, iyo isla xisaabtanka guud. Hanaankan cusub oo dhijitaalka ah ayaa si rasmi ah loogu soo bandhigay magaalada Muqdisho,iyadoo…