Iran oo sheegtay in ay ka baxday heshiiskii ay kula jirtay Hay’adda Kormeerka Nukliyeerka QM
Tehran – Xiisadda ka dhex aloosan Iran iyo Beesha Caalamka, gaar ahaan Hay’adda Kormeerka Nukliyeerka ee Qaramada Midoobay (IAEA), ayaa cirka isku sii shareertay kadib markii Dowladda Iran si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay joojisay wada-shaqeyntii ay la lahayd hay’addaasi, taasoo cabsi hor leh gelisay dunida. Go’aankan ayaa yimid wax ka yar toddobaad kadib…