Shacabka Falastiin iyo kuwa Israa’iil u dabaal dagay heshiiska la gaaray
Shacabka Reer Fastiin iyo kuwa reer israa’iil ayaa tan iyo xalay ilaa maanta waxay wadaaan isu soo baxyo ay ugu dabaal degaayaan madaama dagaalkii Qaza heshiis laga gaaray,lyaadaa labada dhinac aykala saxiixdeen heshiis. Shacabka reer Qaza ayaa xalay markii ay maqleen heshiiska xabad joojinta duraba waxay isugu soobaxeen laamiyada iyagoona bilaabay isla xalay inay u…