Raysal Wasaare Xamse oo Masar kula kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika

Raysal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika, Dr. Annette Weber, waxaana kulanka looga hadlay xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah, taageerada amniga, iyo horumarka laga gaaray dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. Raysal…

Read More

Madaxweyne Cirro oo ka waramay safarro uu ku tagay Imaaradaka iyo Itoobiya

Fadhigii 38-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha maamulka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland. Qodobbada maanta lagaga wada hadlay Fadhigii 38-aad waxa ka mid ahaa: 1. 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐞𝐞 𝐈𝐦𝐚𝐚𝐫𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐭𝐨𝐨𝐛𝐢𝐲𝐚 Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Golaha…

Read More

Dowlada Soomaaliya oo Dalka Rwanda kasoo qabatay nin baxad ahaa oo ku edeysane kufsi

 Sda uu xaqiijiyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in uu gacanta kusoo dhigay eedaysane Jamac Cabdi Maxamuud Ina Maryan Maxamed Cismaan, oo muddo baxsad ahaa, kadib baaritaan dheer oo lala kaashaday Booliiska Caalamiga ah (Interpol). War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa lagu sheegay in eedaysanaha lagu ogaaday inuu…

Read More

Raysal Wasaare Xafse oo Qudbad ka Jeediyay Shirka Nabadda iyo Horumarka Africa

Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, oo maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 5-aad ee Nabadda iyo Horumarka Afrika oo lagu qabtay magaalada Aswan ee dalka Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar, kaas oo cinwaankiisu yahay “Awoodda Afrika ee Horumarka iyo Isbeddelka Adduunka Casriga ah” ayaa sheegay in Soomaaliya ay cagta saartay waddada…

Read More

DP World oo bilawday khad badeed isku xiraya Dekadaha Jabal Cali iyo Berbera

Shirkadda Caalamiga ah ee Dekedaha ee DP World, ayaa ku dhawaaqday bilawga Khad Badeed dhinaca maraakiibta ah oo si toos ah isugu xidhaya Dekedda Jabal Cali ee dalka Imaaraadka Carabta iyo Dekedda Berbera ee maamulka Somaliland. War-saxaafadeed ay soo saartay Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ee DP World, ayaa adeeggan cusub ee xamuulka badeecadaha, ku…

Read More

Wasiirka shaqada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo Dooxa kula kulmay wasiirka Shaqada Turkiga

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Yusuf Mohamed, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kulan doceed kula yeeshay Prof. Dr. Vedat Işikhan, Wasiirka Shaqada iyo Ilaalinta Bulshada ee Jamhuuriyadda Turkiga. Labada wasiir ayaa ka wada hadlay dhameystirka iyo fulinta heshiiskii horey ay u gaareen labada wasaaradood, kaas oo lagu ballamay in…

Read More

Wasiirka maaliyadda oo shirar muhiim ah uga qayb galay Washingtom dc

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige waxa uu ka qeyb galay mid ka mid ah fadhiyada loo dhan yahay ee ay shir-guddoonka ka tahay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Lacagta Adduunka Kristalina Georgieva isla markaana ay soo qeyb galeen Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika kaasoo lagu qabtay Washington DEC, ee Dalka Maraykanka Shirkan loo…

Read More

Madazwenaaha Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyay geerida Raila Odinga

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga tacsiyeeyey Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Kenya geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaas Raila Odinga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay doorkii wanaagsanaa ee Raila uu ku lahaa dimuqraadiyadda, nabadda iyo xasilloonida gobolka, isaga oo xusay in uu khibrad weyn u lahaa xalinta khilaafyada iyo ilaalinta…

Read More

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis diblomaasiyadeed

Muqdisho: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah oo ay ku kala saxiixdeen magaalada Kampala ee dalka Uganda. Heshiiskaan waxaa si rasmi ah u kala saxiixday Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Balcad) iyo Wasiir ku-xigeenka…

Read More

Dowlada oo sheegtay inay dishay horjooge sare oo al-Shabab ah

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa  faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan, kaasoo lagu dilay horjooge sare ka tirsana kooxda Al-shabaab.  War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay horjooge sare oo lagu magacaabo Cali Axmed Guure Cali Qoyane, kasoo…

Read More