Saraakiil Mareykan ah oo booqday Hargeysa

HARGEYSA- Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah oo istiraatiiji ah la yeeshay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ee arrimaha amniga Bariga Afrika. Madaxweynaha ayaa saraakiisha uga mahadnaqay booqashadooda, isagoo kala hadlay xoojinta nabadgelyada Geeska Afrika, iskaashiga iyo adkaynta wada shaqaynta amniga ee u dhaxaysa Somaliland iyo Mareykanka. Madaxweyne…

Read More

Dagaal culus oo ka dhacay Raaskambooni

Raaskambooni– Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal maanta ka dhacay deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa maamul-goboleedka Jubbaland. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen laba dhinac oo ka wada tirsan Daraawiishta Jubbaland, waxaana ka dhashay khasaare leh dhimsho iyo dhaawac….

Read More

Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho– sida ay sheegayaan wararka laga helaayo magaalada muqdisho, askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ku dilay Carab Cali, oo ahaa darawal gaari nooca Leyla Calaawi ka shaqeeyo. Gaariga uu marxuumku waday ayaa ka mid ahaa kuwa isaga kala goosha magaalada Muqdisho iyo gobollada dhexe ee dalka, sida…

Read More

Howlgal dad lagu dilay oo ka dhacay Galgaduud

Galguduud – howlgalo qorsheysan oo ay si wada jir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), iyo saaxiibada caalamiga ah, ayaa ka dhacay deegaanka Nooleye ee gobolka Galguduud, waxaana intii uu howlgalku socday ay halkaas ku dileen afar ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab, sida lagu sheegay war kooban oo kasoo baxay ciidanka dowladda Soomaliya. Warsaxaafadeedka ayaa…

Read More

Duqeymo ka dhacay Bu,aale iyo Baay

Muqdisho – sida ay ku waramayaan Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobollada Koonfurta Soomaaliya waxa ay sheegayaan in duqeymo culus oo isdaba joog ah lagu beegsaday saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahaayeen gobollada Shabeellada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Baay, ka dhaceen halkaas, waxaana lagu dilay hoggaamiyeyaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab, qaar kalena lagu dhaawacay…

Read More

Dagaal Beeleed ka socdo Gobolka Gedo

Luuq– xiisad colaadeed ayaa laga soo sheegayaa in ay halkaasi ka jirto gaar ahaan deegaanada hoostaga degmada Luuq, halkaas oo shalay uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed oo deegaanka wada dega.  Dagaalkan ayaa ka dhacay deegaano u dhexeeya degmada Luuq iyo deegaanka Yurkud, wuxuuna ahaa mid si xooggan la isugu…

Read More

Sheekh Shariif oo markale diginin u diray Madaxweyne Xasan Sheekh

Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore e Soomaaliya oo hadda kamida xubnaha mucaaradka ayaa  warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuu digniin culus u direy madaxda sare ee Dowlada Faderaalka Somalia marka la eego cabashada dadweynaha ee dhanka dhulalka. SHARIIF-696×464Shariif wuxuu uga digay Madaxda sare inaysan iska indha-tirrin dareenka bulshada ee maalin kasta cabasahadiooda muujinaya xili maanta Degmada…

Read More

Masaajid ku yaalo Soomaaliya dab la qabadsiiyey

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud dab ayaa lagu qabadsiiyay mid ka mid ah masaajidda ugu waaweyn ee deegaankaas. Goobjoogayaal ayaa sheegay in shacabka deegaanka ay si wadajir ah u go’aansadeen in masaajidkaas la gubo, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ka horjeeday dariiqada iyo caqiidada ay bulshada deegaankaas raacsan tahay…

Read More

Ganacsade caan ah oo magaalada Gaalkacyo lagu dilay

Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in saaka bartamaha suuqa magaalada lagu dilay ganacsade caanka ahaa degaanka, kaddib markii aano qabiil loo beegsaday. Ganacsadahaan oo lagu magacaabo Siyaad Cali Xirsi oo caan ka ahaa Gaalkacyo sidoo kalena kamid ahaa haldoorka gobolka Mudug ayaa saaka lagu toogtay bartamaha magaalada, kaddib markii dabley hubaysan ku weerartay xaruntiisa…

Read More