Wafdi Ka socda Jaamacadda Carabta Oo Muqdisho Yimid

wafdi sare oo ka socda ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo gaaray magaalada muqdisho, waxaana kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, kaasoo ku qaabilay xafiiskiisa, wafdigan ayaana dalka u yimid hirgalinta mashruuc weyn oo lagu taageerayo Manhajka waxbarashada dalka iyo horumarinta Afka Carabiga. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa uga mahadceliyey ururka Jamacadda Carabta,…

Read More

Duqeymo ay fuliyeen diyaarado oo ka dhacay Hiiraan

Diyaarado dagaal ayaa duqeymo ka fuliyeen saldhigyo ay dagalyahanada Al-shabaab ay ku lahaayeen Magaalada Moqokori ee Gobolka Hiiraan, sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya. Ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal duqeyn qorshaysan ka fuliyay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu…

Read More