
Madaxweyne Ciro oo Hargeysa ku booqday dadkii ku soo dhaawacmay dagaaladii Dawacaley
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku booqdey dadkii shacabka ahaa ee dhawaan ku dhawaacmey dagaalkii ku dhacay deeganka Dacawalay dowlad degaanka Soomaalida Madaxweynaha oo mid mid u dul istaagay dadka dhaawaca ah ayaa Alle uga baryey inuu caafimaad Sareecana siiyo una Boogo dhacayo. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,…