Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaliya oo Gaaray Beydhaba

(Wargeyska.net. Baaydhabo) Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo loo yaqaan Sheikh Adan Madoobe ayaa gaaray Caasimada ku meel gaarka ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Beeydhabo. Cabdicasiis Xassan Maxamed oo loo yaqaan Laftagaren, madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ay wehliyaan wasiiro iyo xildhibaano…

Read More

Guddoomiyaha BF oo kulan la yeeshay guddiga doorashooyinka qaranka

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, waxaanna Guddoomiyaha Guddiga Cabdikariin Axmed Xasan uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka u faahfaahiyay shaqooyinka guddiga gaar ahaan waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii la magacaabay iyo sidoo…

Read More

Somalia’s Foreign Minister Fiqi Meets Sudan’s Acting Ambassador to Strengthen Ties

MOGADISHU, Somalia — Ahmed Moalim Fiqi, Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, welcomed His Excellency Ammar Ahmed Babiker, the Acting Ambassador of Sudan, to the Ministry’s headquarters on Monday. The meeting underscored the deep, fraternal connections between Somalia and Sudan, with both nations discussing ways to deepen their bilateral cooperation across various sectors. The…

Read More

Somali President Meets Chinese Envoy, Discusses Regional Stability

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamoud hosted Ambassador Xue Bing, China’s Special Envoy for the Horn of Africa, at the Presidential Palace in Mogadishu on Monday. The meeting underscored a mutual interest in addressing regional challenges and deepening the strategic partnership between Somalia and China. The discussions were comprehensive, covering recent events in the…

Read More