Xildhibano iyo Senataro ka hor yimid iibinta goobaha danta guud
Xildhibaanadaan iyo sentaro ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Federalaaka ah Soomaaliya ayaa soo saaray warsaxafadeed ay kaga soo horjeedaan boob ay sheegeen in lagu haayo dhulka danta guud ah ee ku yaala magaalada Muqdisho. Mudanayaashaan labada Aqal oo tiradoodu gaareyso ilaa 97 Xildhibaan ayaa ganacsatada Soomaaliyeed uga digay in laga iibiyo dhulka danta guud…