Al-Shabab oo qaraxyo caawa ku weerartay saldhig ciidan oo Muqdisho ku yaala
Dhawaqa labo qarax oo is xig xiga ayaa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho fiidnimadii caawa, waxaana la helayaa faahfaahin hordhac ah, sida ay wax u dhaceen. Wawrar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in weerar dagaalyaanada Al-Shabab ka fuliyeen Degmada Darusalaam ee Magaalada Muqdisho caawa. Koox ka tirsan Al-Shabaab ayaa la…