Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiisyo is afgarad ah oo horumarineed
Biixi Imaan Cige, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuummadd Federaalka ah ee Soomaaliyeed ayaa kulan muhiim ah xarunta Wasaardda Maaliyadda kula yeeshay Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Saudi Arabia Suldaan Abdulrahman Al-Marshad iyo masuuliyiin ka tocotay Dowladda Saudi Arabia oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa diirradda lagu saaray hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya oo…