Jubaland oo gogol nabadeed kala dhex dhigtay 3 beel oo ku dagaalantay Degmada Luuq
Wararka ka imaanaya magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowladda Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan, uu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay sidii xal waar looga gaari lahaa dagaalka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan ayaa shaaca ka qaaday in Jubbaland ay gogosha nabadeed ay dhigtay Degmada Doolow…